Macmiil, safarkaaga iyo Socdaalkaagaba ku xidhnoow ; adeegyada kala duwan ee Sahal Transport!
Adeegyada aad ka dalban karto App-kan waxa ka mi ah :
1: Adeegga Bus-ka
2: Adeegga Taxi-ga si aadugu fushato hawlahaaga shaqsiga ah, adiga oo ilaashanaya waqtigaaga
3 : Adeegga alaabaha culus (Cargo) una diri kara gobollada Dalka.
4: Adeegga Delivery-ga
Waxaanu kuugu adeegaynaa sida ugu deg-degga badan, uguna soo dhawaynta wanaagsan.
SAHAL waa sahlaha safarkaaga iyo danahaaga shaqsiga ah